si fudud ku hel qoraal aan laheen copyright

Marka aad tahay Blogger waxa aad is weydiisaa sidee baan ku heli karaa qoraallo aan la heen copyright taasi oo aad ku saameyn karto xitaa in aad heli weydo google adsense approved.maqaalkan ama qoraalkan waxa aad ka bogan doontaa mowduuc yadaan soo socdo:
⦁ sidee baan ku heli karaa ciwaaanka aan ka hadli rabo
⦁ sidee ku ogaadaa in uu qoraalkeyga ku jiro copyright
⦁ qaabkee ugu saari karaa qoraalkeyga copyright
waa maxay copyright?
Haddaan copyright aan qeexno qaab fudud dhanka qoraalka waa qoraal ama article uu qorey qof ama leh xuquuqda qof kale ama kaa oo kaaga horey qoraalka in uu qoro . tusaale ma dalbatey google adsense oo maku soo diideen jawaab ma kaaga dhigeen LOW CONTENT VALUE kadibna ma ku wareertey qaabka aad u xalin weysay ? "Haa" haddey jawaabtaada tahay hadaba dhameystiro qoraalkan.
Sidee baan ku heli karaa ciwaaanka aan ka hadli rabo
Inta badan caqabada ugu weyn na heysato waa in aan garaneyn waxa ku saabsan ciwaanka aan ka hadli rabno ama aan wax ka qori rabno haddaba si aan u helno ama wax ugu ogaano ciwaanka waa in aan isicmaalnaa website la dhaho chatgbt sida aan filaayo xiligaan la joogo ma jirto cid dhahaayso ma aqaaano chatgbt. Muuqaalkan si dagan u daawo waa muuqaal kuu muhiimsan
Sidee ku ogaadaa in uu qoraalkeyga ku jiro copyright
Inta badan haddaan somali nahay waxaa dhib nagu ah qoritaan luqada ingiriiska kaliya waxaan sameyn in aan isticmaalno google translate ama aalado kale. marka su'aasho waxay ka taagan tahay sidee ku ogaanaa qoraalka aan soo qaadaney in uu yahay mid adiga xaq u leh ama mid ah copyright si aan u ogaano arin kaas waa in aan isticmaalnaa website naga caabinaayo ama i noo sheegaayo qoraalkaas in uu yahay copyrght iyo in kale website magaciisu waa plagiarism checker. fadlan muuqaalkan si dagan u daawo
qaabkee ugu saari karaa qoraalkeyga copyright
marka aad rabto in aad qoraalkaaga ka saarto copyright waa in aad qoraalkaaga soo copy-gareysataa ama inta aad rabto in aad ka saarto copyright-ka ka dib aad tagtaa website-ka la yiraahdo Paraphrasing tool intaa ka bacdi qoraalka aad heysato ku past-gareey kadib taabo bootom-ka ku qoran BASIC PARAPHRASE
WAXA AAN FILEYAA IN AAD WAX BADAN KA FAHANTEY QORAALKAN .HADAAD SU'AALO QABTO NALA WADAAG QEYBTA FAALADA MAHADSANID.
4 Comments
Teacher Abdikaren aad baa u mahadsantahay wax badan ayaa iga caawisay aan u baahnayey thankyou💚
ReplyDeleteGreat article wax badan baan ka faa'idey thanks
ReplyDeleteSaamiya@gmail.com
ReplyDeleteThis website’s rephrasing tool is designed to reword various types of text, including sentences, paragraphs, blog posts, articles, and essays. Https://rewritetool.net You can use it to save time, simplify your writing, make it more explicit, enhance clarity, and avoid plagiarism checkers when reusing the same information online.
Delete